Ciidamada Kumaandooska iyo kuwa Mareykanka oo ka baxay Baar Sanguuni (Daawo Sawirro)

Wararka ka imaanaya deegaanka Baar Sanguuni oo qiyaastii 50-km u jira magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi isaga baxeen ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykan ah oo dhawaan Al Shabaab kala wareegay deegaankaasi. Ciidamada Huwanta ah ayaa tan iyo markii ay la wareegeen deegaanka Baar Sanguuni la kulmayay weeraro xoogan oo kaga imaanayay dagaalyahanada Al … Continue reading Ciidamada Kumaandooska iyo kuwa Mareykanka oo ka baxay Baar Sanguuni (Daawo Sawirro)